Qeexid

Si maroor ah wax u wareejin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maroori oo kali ah:
  • Muraayad kasta oo baabuurku leeyahay waxa dallacaya, fadhiisinaya, riixaya ama maroorinaya maayad dab (laydh) oo caag yar oo aad riixdaa kaa xigo.
  • Kaas baa $25 doollar oo maalin walba ah lagu kiraystaa, inta iibsatayna isla maroorisaa.