Qeexid

"Meesha nafleydu ka saxarooto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maroor oo kali ah:
  • Ta kale waraaqda maxkamadda waxa saldhigga booliska soo gaadhsiiyey taliye-xigeenka qaybta booliska Hargeysa sida ku saxeexan oogada waraaqda, isagaana taliyahani fuliyey amarkan maroorku ka muuqdo.
  • Koobka Isbaanishka ee loo yaqaano Super Cup, waxay ku guulaysatay sannadkii 1999, oo ay ka fara-maroorisay Barcelona.