Qeexid

"Xarig, maro, iwm oo la maroojiyey meesha ay iskaga guntamaan."

Qeexid Xigta

Qallooc.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marooq oo kali ah:
  • Qodobka kalena waa in talada iyo siyaasadda dalka dib loogu celiyo gacantii shacabka ee xoogga looga marooqsaday.
  • "Xukuumadu waxay doonaysaa inay mar kale faramarooqsato xukunka waana taas midda aan ka horjeedno oo aan diidanahay" ayuu yiri Faysal Cali Waraabe oo sheegay inay wadaan diyaarinta mooshin ka dhan ah Daahir Riyaale.