Qeexid

"ld marmarsiinyoo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marmarsoo oo kali ah:
  • Markasta hogaamiyayaasha dalku waxay ku marmarsoon jireen, "Maxaanu qabannaa! sawkan dagaalku socdo".
  • Xukuumad hadba sabab ku marmarsoota oo sugaysa in muddada loo cusboonaysiiyo waa waxaa inoogu waacan dib u dhaca siyaasadeed ee maanta haysata Somaliland.