Qeexid

"Sabab lagu caddeynayo wax dhacay; cudurdaar. ld marmarsiino."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marmarsiinyo oo kali ah:
  • Dowlada Somalia ayuu ku sheegay inaysan wax marmarsiinyo ah u hayn dilka dadka aan waxba galabsan, wuxuuna sheegay inay dabada ka riixayaan dalalka reer galbeedka iyo Ethiopia oo uu sheegay inay tahay cadowga Somalia.
  • Shariif uu dhawaan sheegay inaysan jirin marmarsiinyo ay Al-shabaab dagaalada kusii wado maadaama ay Ethiopia baxday.