Qeexid

"Indha farta ku rugasho (qof)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marmaro oo kali ah:
  • ‘Arin dhacay gobaysane hadii oday ka maahmaaho, afar goor hadii uu jifida rayska ka aroorsho, aqoon gaabka iyo liidku waa ku af-dhalaalaane, isha uma marmaro maatadiyo uur timoolaha’e,” Xasan Madoobe.