Qeexid

"Murqaha luqunta, tun."

Qeexid Kale

ld marmarid.

Qeexid Xigta

Dhagax midabbo badan leh oo derbiyada ama sibirka guryaha lagu qurxisto.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marmar oo kali ah:
  • Samatar sida mataanaha aftahan uma aha, waloowba uu marmar iyo dhif waxoogaa tix ah oon buurnayn tuurto, haddana murtidiisa inta badan wuxuu ku soo bandhigaa kelmado tiraab caadiya ah.
  • Labo arrimood ayaa sii cakiraaya culayska ka jira helitaanka qof ku haboon guursashada: 1 – dhaqanka Soomaliyeed ma dhiiri geliyo guursashada dad qalaad, xitaa marmarka qaarkood waxaan la oggolayn kala guursashada qabiilada qaarkood.