Qeexid

ld markhaati.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga markhaanti oo kali ah:
  • Cabdilaahi, waxa uu sheegey in baaritaan iyo markhaantiba ay ku caddeeyeen in uu isagu diley ninkaasi, sidaasdarteedna lagu xukumey in la dilo, waxaana uu sheegey xiliga markhaantiyaashu caddeeyeen in uu ninkan wax diley ay joogeen eheladiisa.
  • Maanta adduunkoo dhan ayaa ka markhaanti kacay in nabad gelyada Puntland tahay mid la isku hallayn karo.