Qeexid

"Nin maraakiib badan leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga markable oo kali ah:
  • Idaacada Markabley ayaa mas'uuliyiinteedu waxay go'aan ku gaareen inay hawada ka saaraan Idaacada oo dhan, kadib markii loogu hanjabay in la xirayo idaacada haddii ay ka baxdo amarada Al-shabaab.
  • Radio Markabley ayaa ah idaacada keliya ee ka howlgasha degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, waxaana mucaaradku ay horay ugu amreen ain idaacada aan laga sii dayn karin heesaha Jacaylka.