Qeexid

"(-byo, m.l/dh/-raakiib, m.dh) Gaadiid badeed weyn oo u kala baxa qaar lagu dagaallamo iyo xamuulka qaada."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga markab oo kali ah:
  • Markab nuuca Shidaalka qaada iyo dooni Kalluumeysi oo ay siidaayeen Kooxo Burcad badeed Soomaaliyeed. 20 Jul 2010- Shirkadaha iska lahaa Markabka iyo doontaasi ayaa ka gaabsaday in ay dhiibeen Lacago Madaxfurasho ah iyo in kale..
  • Duqeyntan ayaa timid markii weeraro hoobiyeyaal ah lala beegsaday dekeda Muqdisho halkaasoo uu ku xiran yahay maalintii labaad markab hub u sida ciidanka AMISOM ee ka socda Midowga Afrika.