Qeexid

"marka xi. eeg mar3."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marka oo kali ah:
  • Hawsha ugu weyn ee Jillka maanta jooga looga fadhiyo oo la rabo in uu u tafo-xayto waxa weeyi Horumarka dadka iyo dalkaba, Horumarka waa mid laga maarmaan ah marka loo eego waaqica nololeedka maanta uu ku noolyahay caalamku.
  • Mahiga ayaa la sheegay in Shariif Xasan uu ku qanciyay in shirka uu yahay mid lagu xallinayo khilaafaadyada dalka ka jira, isagoo sheegay in doorashada lagu qaban doono Muqdisho marka la gaaro xilligeed.