Qeexid

"Saabuun m. ah: saabuun adag oo dharka lagu dhaqdo."

Qeexid Kale

ld marin2.

Qeexid Xigta

Shimbir yar oo mucjisad leh; waxay si layaab leh ugu hoggaamisaa ninka herinka ah oo keliya, ugaar, habar dugaag, halaqa qaar ka mid ah, malabka shinnida iwm. Waris, buli, shimbir malab.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maris oo kali ah:
  • Sidoo kale, wuxuu sheegay in raashin gargaar ah oo ay WFP soo marisay hay'adda Saacid loo qaybiyay dadka dib ugu laabtay degmooyinka waqooyi ee Muqdisho, si ay ugu noolaadaan maalmaha hore ee laabashadooda.
  • "Diyaar ayaan u ahay inaan xukuumada ka mid noqdo; haddii ay meel mariso ku dhaqanka Kitaabka Alle, waayo waxaan doonayno ee aan u dagaalamayno waa intaas oo keliya" ayuu yiri Indhocade.