Qeexid

"Jid; waddo."

Qeexid Xigta

Gar; sharci.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marin oo kali ah:
  • ! 40kii oo isla maqan oo markan heestii marinaya gebagebadii ugu qaylada dheerayd: “ Barbaartiyo shaqaalahoo isbiirsadoo..
  • Maamulka Idaacada Banaadir oo daqiiqado ka dib ka war helay xariga Weriyahaasi ayaa sheegay in ay aad uga xunyihiin sida loola dhaqmay Weriye Xasan Salaad,islamarkaana xarigiisa aan loo marin sharcigu sida uu qabo.