Qeexid

"(c.fal.) Meerayaasha mid ka mid ah oo u dhexeeya dhulka iyo mushtarka; cirjeex; farraarre."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mariikh oo kali ah:
  • Hase yeeshee halgalkan oo ku kacay 800 malyuun oo doollarka Maraykanka ma ahayn kii ugu horeeyay ee noociisa ah ee laysku dayo in lagu daah-furo meeraha Mariikh.
  • Meeraha la yidhaahdo Mars ama Mariikh, waxa weeye meeraha afraad marka laga soo tiriyo dhinaca qoraxda, isla markaana waa waxa uu ku xigaa meeraha dhulka oo dhinaca qoraxda ka xiga, wuxuuna meeraha Mars leeyahay muuqaal casaan.