Qeexid Kale

ld mar1 (4), maris2.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marid oo kali ah:
  • Wasiirka ayaa intaas ku daray inay maridoonaan dalalbadan oo Yurub ah islamarkaana la kulmi doonaan Soomaalida Dalalkaasi ku dhaqan,isagoo inraas hadalkiisa ku daray in Soomaalida Dalalkaasi dhamaan Casuumaad ay ka heleen.
  • Si taxaddar leh ayuu u jalleecay dhankii bidix, waxayna Indhaha isku dhifteen, si kal-gacal lehna isugu dhoolla-caddeeyeen Deeqa, oo fadhiday bartamaha daaradda(Deyrka), indhahana si aan nibirsi lahayn ugu heysay Albaabka, sugaysayna soo maridda Daahir.