Qeexid

"(-ooyin, m.l) Xirmo dhis ah oo carshaanta, muddullada iwm lagu wareejiyo iyaga oo isku xiraya dhista gurigu ka sameysanyahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mardo oo kali ah:
  • "Hay'addu ma jirto wax dhaqaale ah oo ay siiso kooxaha dowladda ku kacsan, sidoo kale ma jirto raashin aan siinno, gargaarka waxaan gaarsiinnaa goobaha ay ku sugan yihiin dadka baahan" ayuu yiri Smardon.
  • Nin reer Somaliland oo oradaad Mardoonka ka qayb galaya Jam(London) Sanad kastaba waxaa dalka britaan lagu qabta oradaad loo yaqaano maradoonka, maradoonkaasi oo socoday muddo shan iyo labaatan sanadaood, dadka sa..