Qeexid
ld marbooc.
ld marbooc.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) Duluc.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Wax, wax reeban ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wax walba ee dumarku dhexda ku xirtaan.
Qeexid Xigta: Qiimaha naagnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Meel gudbid.
Qeexid Xigta: Dhaarasho.
Qeexid Kale: Wax, wax ku duubid. 4. Wax baabuur iwm dardarid. 5. Nafley dabayl jin iwm ku dhicid. 6. Isku m.: wax xoog isku duubid. 7. Isu m.: laba meel oo kala jaho ah socod gaadiid iwm ku wada gaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhar midab cad leh oo baftada ka jurmi weyn kana adag. ld marbuuc, murbooc.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: M. ah: wax aan fasax loo qabin sameeyntooda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: mar3 xi. 1. (nax.) Isla m.ka ama isla m.kii: oraah lagu xiriiriyo weer waqtiley ah oo tilmaamaysa fal dhacay isla waqtigii midka weerta xorta ahi uu bilaabmayo. Tus. “Isla markii uu yimid shaqo ayuu bilaabay”. 2. (nax.) M.ka ama m.kii: oraah lagu xiriiriyo weer waqtiley ah. Tus. “Markii uu Warsame dhoofay ayaan gegida dayuuradaha ka soo noqday”.
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) Waqti la yaqaan oo bilow iyo dhammaad leh; goor, kol.
Qeexid Xigta: M.kayga, m.kaaga iwm: kolkayga, kolkaaga iwm.
Qeexid Kale: M.kiiba: isla waqtigiiba, durba. 4. ld marid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhismo lagu hirgelinayo qayb abuurta ilo dhaqaale, sida warshad, beer, iwm.
Qeexid Xigta: Hay'ad wax-soosaar oo badanaaba dawladi maal geliso.
Qeexid Kale: Qorshe.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: (f.g) Naas geel maraq ku marasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Weel wax aan wax ku jirin noqosho.
Qeexid Kale: (f.mg) Ku m.: dhar, xarig iwm meel ku duubasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin/-ryo, m.l) Gabal dhar ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xarig xooggan soohid.
Qeexid Xigta: Wadaan ceel biyo uga dhurid.
Qeexid Kale: Dufan ama midab wax ku malaasid. 4. U m.: qof wax u akhriyid. 5. U m.: gabay cid u tirsin. 6. Cid rasaas ku layn. 7. Wax goob ku socodsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Lax saddex jeer ama ka badan dhashay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]