Qeexid
Wax la dhaqaaleyey ahaansho.
Qeexid Xigta
Hilib wax suyacay ahaansho.
[-naa, -nayd]
f.mg4Wax la dhaqaaleyey ahaansho.
Hilib wax suyacay ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg maraxsan. ld maraxsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld maraxsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax maax yeshay ahaansho (ceel).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld maraxsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Wax dhaqaalaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg maraxso. ld maraxsad, maraxsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax farax dareemaya ahaansho. ld faaraxsan, farxaansan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld marqan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Hilib wax isbeddeley noqosho.
Qeexid Xigta: Wax suyacay noqosho (Caano, biyo iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax la kaydsado; dhaqaale.
Qeexid Xigta: Hilib muddo yiil oo aan isbeddelin.
Qeexid Kale: Ur suyac ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Nafleey wax la merjiyay ahaansho. ld meregsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld maraxsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld faraxsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: (f.g) Haweenay maro ay xirantahay wax dhexda ka xiran ahaansho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Wax midab, dufan iwm meel laga mariyey ahaansho.
Qeexid Kale: (f.mg) Maro, darin iwm oo liid midabo ah lagu qurxiyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Hilib karis ka batay oo aad u jilcay ahaansho.
Qeexid Xigta: Maro aad u duugowday ahaansho.
Qeexid Kale: Miro aad u bislaaday ahaansho. ld motootaxsan, mutuutaxsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg maaxsan. ld maaxsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: ld marashiyeysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg maragsan. ld maragsanaansho, meregsanaan, meregsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld marqanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]