Qeexid

"Wax la kaydsado; dhaqaale."

Qeexid Kale

Ur suyac ah.

Qeexid Xigta

Hilib muddo yiil oo aan isbeddelin.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga marax oo kali ah:
  • Cadaado waxay soo martay maraxalado kala gadisan, haatana waxay maraysaa heerkeedii ugu sarreeyay.
  • Garoowe waa caasimadda Dawladda puntland ee somaliyeed, Garoowe ayaa waxay soo martay maraxalado kala gedisan.