Qeexid
Wax waqtilumis ah.
Qeexid Xigta
ld mararroobid.
Wax waqtilumis ah.
ld mararroobid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Waqti lumin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Madaddaalo qof waqtiga isku dhaafiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Wax madaddaalo ahaan waqtiga isugu dhaafin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Jilib qabiilo.
Qeexid Xigta: ld marre.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld mararrow1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Hilib karis ka batay awgiis maraq noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg maarrow2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (maraa, m.dh) Geed qodax leh oo laf adag. ld maraay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax la kaydsado; dhaqaale.
Qeexid Xigta: Hilib muddo yiil oo aan isbeddelin.
Qeexid Kale: Ur suyac ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof wax dhacay goobjoog u ahaa; markhaati.
Qeexid Xigta: Arrin ama raad caddaynayo wax dhacay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld marasho2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Meyrax la jilciyay oo geela naasaha looga maro si aan loo nuujin.
Qeexid Xigta: Fuud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Ceego. ld mereg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Hilib wax isbeddeley noqosho.
Qeexid Xigta: Wax suyacay noqosho (Caano, biyo iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Weel wax aan wax ku jirin ahaansho, neef irmaan wax candhada laga maray ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof wax maskaxda laga galay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: marra fk. ld mar1.
m.l
Qeexid: (dii.) Qur'aanka caddaddiisa (114) oo hal mar la akhriyo. ld marro (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -rqay, -raqday
Qeexid: Hal irmaan afarteeda naas oo dhan ama qaar ka mid ah marid, si aan loo nuugin, ama loo lisin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-wyo, m.l/dh) Nin masayr badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld maraa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]