Qeexid

"Meyrax la jilciyay oo geela naasaha looga maro si aan loo nuujin."

Qeexid Xigta

Fuud.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maraq oo kali ah:
  • Haddaba waxa hubaal ah in ay arrintani ku danbaynayso "Idaa kasara dabaakhiin fasaq maraq."
  • Waxa kale oo war macsiyeedku intaa raaciyay in gabadhaasi qoqoba dhaafkaa ay ku dhashay ilmo ku maraq ah.