Qeexid

(-cay, -cday; -kici) Wax dhacay oo goobjoog loo ahaa sheegid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maragkac oo kali ah:
  • Waxaa u maragkacaya abwaannada Soomaaliyeed ee ay ka rumaysay in maansooyinkooda xaruntu tarjumto, qaarkoodna martiqaad dalkan lagu casuumo sida Abwaanka macallinka ah ee Maxamed Xaashi Dhamac.