Qeexid

Sheegidda wax dhacay oo goobjoog loo ahaa la sheego. ld maragfurid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maragfur oo kali ah:
  • Inkasta oo dareen diidmo leh uu ka muujiyay isticmaalka kamaradaha maragfurka ah wuxuuna garsoorayaasha kula taliyay inay ka faa’iidaystaan khaladaadka ay ku dhacaan marka ay kamaraduhu ku soo celiyaan dhacdadaa.
  • . In ay caddaato dadka xogogaalka ah ee uu Carraale markhaatiga gashaday in ay isaga u yihiin maragfur togan.