Qeexid
Wax tashiilasho.
[-saday, -satay]
f.mg3Wax tashiilasho.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax dhaqaalayn. ld maradhaaree.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Tashiilidda wax la tashiilo. ld maraadharin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg maradhaari. ld maradhaarayn, maradhaaris, maradhaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -reeyay, -reysay
Qeexid: ld maradhaari.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld maradhaarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld maradhaarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg maradhaarso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Maaweelo nayaayiro leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid maaweelo nayaayiro leh u jeedin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhismo xeebaha badaha laga dhiso oo doonayaha iyo maraakiibta ku xirato.
Qeexid Xigta: Diilliin madow oo iduhu dhexda ku yeeshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg maradhaami.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cunto, lacag iwm dhammaysasho.
Qeexid Xigta: Wax meel ka gudbisasho.
Qeexid Kale: Dufan, rinji iwm ku dhaashasho. 4. Cashar cid ula tegid si loogu akhriyo (qof). 5. Marada ay xirantahay dhexda ka xirasho (haween). 6. Arrin meel gole ah ka caddeysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ka m.: arrin falkeeda ka cabsasho; biqid.
Qeexid Xigta: Ka m.: wax fursasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Bisha saddexaad ee sannadka miilaadiga ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Qof dhaar marsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Cid caan ah magaceeda ku shaqaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld marasho2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Subax meel in muddo ah ku daahid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhardhaarasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Qalqalooc ama xarar wax la qorayo loo yeelo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]