Qeexid

"eeg markab."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

wadar naxwe,

wadar / plural

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maraakiib oo kali ah:
  • "howlgalka Midowga Yurub ee ay xiligaan Ciidamada iyo Maraakiibta dagaalka ku soo dhoobeen xeebaha Soomaaliya waa mid ay ku sii dhiirigelinayaan kooxaha burcad badeeda ee amaaha mid iyaga lagula dagaalamayo" ayuu yiri Jen.
  • Dekeda Muqdisho oo howlaheedu ay ahaayeen labadii casho ee lasoo dhaafay kuwo hakad uu ku jiray ayaa maanta ah mid shaqeynaysa, waxaana ku xiran maraakiib shixnado ganacsi wada.