Qeexid

"(maraa, m.dh) Geed qodax leh oo laf adag. ld maraay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maraa oo kali ah:
  • "Maraakiib lasoo dhoobo biyaha dalka Somalia ma ahan mid xal u ah dalka iyo dadka ku nool, balse waxay kor u qaadi kartaa dhibaatooyinka burcabadeednimo" ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka Ururka Xisbul Islam uu maanta soo saaray.
  • Waxyaabaha uu wasiirka wareystay waxaa kamid ah wax uu kala socdo tirada maraakiibta ajnabiga ah ee lagu heysto xeebaha kulaala Puntland, iyo sababaha uu maamulkaasi ugu muuqdo mid ku fashilmay inuu wax ka qabto falalka burcad badeedda ee isa sii tareysa.