Qeexid

"(-rar, m.l) Waqti la yaqaan oo bilow iyo dhammaad leh; goor, kol."

Qeexid Kale

M.kiiba: isla waqtigiiba, durba. 4. ld marid.

Qeexid Xigta

M.kayga, m.kaaga iwm: kolkayga, kolkaaga iwm.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mar oo kali ah:
  • Khilaafkan oo kasoo bilowday murankii siyaasadeed ee labadan mas'uul u dhexeeyay tan iyo markii uu xilka iska casilay Sh.
  • Waxaa kale oo la ogsoon yahay intaa iyo in ka badanba in la garab mariyo khasnada dawladda.