Qeexid

"ld muquuni."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maquuni oo kali ah:
  • Dadku in ay cabashooyinkooda muddaharaad ku muujaan waa xuquuq madhaafaan ah oo sharcigu siiyey, ayna habboon tahay in mar kasta la ixtiraamo oo aan awoodda xukuumadeed lagu minjobaaxin maquunin ahaan.
  • Tusaale, dalka Algeeriya waxaa xoog lagu maquuniyay xarakadii Islaamka markii ay doorashadii ku adkaatay sanadkii 1991.