Qeexid

"M. ah: qof wuxuu rabo haysta. ld mabsuud1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maqsuud oo kali ah:
  • Kulankaan oo ahaa mid si wey loo agaasimay ayaa ku dhamaaday si wanaagsan waxaana aad uga maqsuuday guud ahaan intii isug timid.
  • Waxaa sidoo kale isna ammaanay falkan fulaynimada iyo naxariis darrada ah wakiilka Xisbul Islaam, Muuse Carraale, oo ku tilmaamay xasuuqa fal geesinimo leh, xisbigiisuna maqsuud ka yahay dhibaatada loo geystay reer shacabka reer Beledweyne.