Qeexid

"Galabnimada marka qorraxdu dhacdo."

Qeexid Xigta

(dii.) Salaadda la dukado marka qorraxdu dhacdo. ld makhrib.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maqrib oo kali ah:
  • Maareeyihii garoonka diyaaradaha Muqdisho oo xalay maqribkii kooxo hubeysan ku dileen agagaarka Xaafada Via Roma ee degmada Xamar weyne ayaa waxa uu dilkaasi cabsi iyo wel-wel badan ku abuuray mas'uuliyiin badan oo ka mid ah dowlada Soomaaliya.
  • Xiligii Salaada Maqrib ee Caawa ayaa waxaa Deegaanka Siinaay laga maqlayaa Rasaas Goosgoos ah oo ay isku Adeegsanayaanlabada dhinac waxaana gebi ahaanba joogsaday Dhaq-dhaqaaqii Ganacsiga iyo Isku socodkii Gaadiidka iyo dadweynaha.