Qeexid
Qof aan joogin noqosho.
Qeexid Xigta
Qof maahsan noqosho.
[-naaday, -naatay]
maqnowaaday
maqnowaatay
f.mg3Qof aan joogin noqosho.
Qof maahsan noqosho.
Fal / verb
f.mg3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: Weel aan wax ku jirin noqosho.
Qeexid Xigta: Naas geel wax maraq lagu maray noqosho.
Qeexid Kale: Qof jinni madaxa ka maray noqosho. 4. Gacan m.: qof cayr noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: Wax la maray noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld majin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg maqan. ld maqnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: ld mutuxnow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: Wax macaan noqosho (cunto, cabbitan).
Qeexid Xigta: Qof dabci wanaagsan noqosho. ld macow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: Wax la maldahay noqosho (hadal).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: Wax maax yeshay noqosho (ceel).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -qnaa, -qnayd
Qeexid: Cid aan joogin ahaasnho.
Qeexid Xigta: Wax lumay shaanbo.
Qeexid Kale: Qof maahsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld manqas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Firiiric, fin doob.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld maqle. Beer, bari iyo hilib la jarjaray oo laysku shiilay.
Qeexid Xigta: Dixri ku dhasha hilibka baruurta leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) ld misow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld maqli (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: ld macaanow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Midibka dhuxusha.
Qeexid Xigta: Mugdi, gudcur. ld madoow1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Qeexid: Wax midibka dhuxusha oo kale leh ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax mugdi ah ahaansho (meel).
Qeexid Kale: Qof uurkutaaleysan ahaansho. ld madoow2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nafley mulaca ka weyn oo madow oo leh dhibacyo cadcad; amuur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Awood dheguhu wax ku dareemaan.
Qeexid Xigta: ld maaqal (1) Khaanad ku samaysan armaajo, miis iwm oo wax lagu rito.
Qeexid Kale: Dixiri yaryar oo digada xoolaha ka dhasha; maqli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Ubadka ariga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]