Qeexid

/dh eeg maqnow. ld maqnaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maqnaansho oo kali ah:
  • Eduardo Da Silva oo ku soo laabtay tababarka naadiga Arsenal kadib maqnaansho daba dheeraaday.
  • Markii aan baxaynay waxan Haboon u ballan qaaday inaan maqnaansho dambe jirin ee marwalba aan guriga ugu iman doono Booqashadani aniga iyo Fahmi waxay noo ahayd mid dahabiya, waxan soo baranay reer qofka aad aragtaaba aanu ka kale ka laalaadin.