Qeexid

"eeg maqan. ld maqnaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maqnaan oo kali ah:
  • Markaa waxaanu leenahay xukuumadda iyo waxgaradka Somaliland yaan lagu dagdagin dhismaha golaha deegaanka ee Gabiley gaar ahaan in dib loo dhiso si bulshaadu ugu qanacdo arrintaas gaar ahaan beeshaydu kamay maqnaan jirin golaha deegaanka.
  • Eduardo Da Silva oo ku soo laabtay tababarka naadiga Arsenal kadib maqnaansho daba dheeraaday.