Qeexid

"ld maqle. Beer, bari iyo hilib la jarjaray oo laysku shiilay."

Qeexid Xigta

Dixri ku dhasha hilibka baruurta leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maqli oo kali ah:
  • Haddii horay loo maqli jiray ri’ is nuugtay, maanta dunidaan yaabkeeda waxaa lagu hayaa dad ay damiirxumadoodu ugu dambeyntii gaarsiisay in ay hilibkoodii wax ka cunaan.
  • Mahad iyo malaayiinta kale ee Soomaaliyeed ee u soo samray dhibta iyo rafaadka mudada dheer ay ku jireena, waxaa la soo gaadhay waqtigii codkooda iyo rabitaankooda la maqli lahaa, sabadooduna noqon lahayd mid nabad iyo barwaaqo ku waabariisata.