Qeexid

"eeg maqashii. ld maqalsiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maqashiin oo kali ah:
  • Waxaan curiyay wakhti hore, balse waxaan maqashiinta dadka bilaabay muddo saddex bilood laga joogo, wuxuuse rasmi ahaan kowsanayaa ku daabicidda Waxaan ka soo xulay suugaantayda kaydka ah, anigoo u arkaaya in uu haboon yahay xilligan.
  • Maamulka Somalilnad ayaa horey u shaaciyey in maamulka Puntland iska kaashanayaan dhinaca amaanka taasoo dad badan u arkeen in la maqashiinayey dhagaha beesha caalamka kuwaasoo fadhigooda inta badan yahay Nairobi Kenya.