Qeexid

"Awood dheguhu wax ku dareemaan."

Qeexid Kale

Dixiri yaryar oo digada xoolaha ka dhasha; maqli.

Qeexid Xigta

ld maaqal (1) Khaanad ku samaysan armaajo, miis iwm oo wax lagu rito.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maqal oo kali ah:
  • Kal suldaaryo maqal aan digniin ku siiyee sididaada mooyee sin u dhacaaga sii hubi.
  • Dhegaha oo ah xubinta ugu muhiimsan ee maqalka ayaa haddii ey wax gaaraan keenta dhagoollenimada.