Qeexid

"ld makhaayad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maqaayad oo kali ah:
  • Weerarkaan oo ahaa mid si kaddis ah ku dhacay ayaa la xaqiijiyay in dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ay maqaayada ku sugnaayeen, iyadoo kooxaha qaraxa ka dambeeyay ay baxsadeen.
  • Dr. kaan saaka maqaayadda isku waraysaneyney ee rayrayntu ka muuqatey.