Qeexid

Saaridda hal ama sac ilmo ka dhintay maqaarkiisa loo saaro ilmo kale si ay ugu godlato.

Qeexid Kale

ld maqaarsaarid.

Qeexid Xigta

M. ah: qof waxa uu u magacaabanyahay aan awood u lahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maqaarsaar oo kali ah:
  • Kuwa maqaarsaarka ah oo cadowgu keensaday waa tagayaan, Soamlida waa in ay doorataa dad u qalma in ay hugamiyan.
  • Si kastaba arrintu ha ahaatee, awoodda dhabta ah ee dowladda Islaamku waxay xilligaasi gacanta ugu jirtay Mamaaliikta, halka ay Cabbaasiyiintu ka ahaayeen uun maqaarsaar.