Qeexid

"(-rro, m.l/maqaar, m.dh) Dub."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maqaar oo kali ah:
  • Caafimaadka maqaarka qofka ama oogada sare waxaa qayb weyn ka qaata maydhashada iyo isticmaalka saabuunta oo disha Bakteeriyo faro badan marka lagu maydho saabuunta.
  • Waxaa hawshaa sida badan fuliya hay’adaha sirdoonka iyo muqabaraadka laakinse maqaar saar ahaan huwan magaca diblomasiyadda, dhaqaalaha, dhaqanka, samafal, warbaahinta, diinta iyo wixii kale oo la mid ah.