Qeexid

"(-do, m.l) Qoraal mawduuc saameeyo oo lagu soo daabaco joornaal ama majallad. ld maqaal, maqaalo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maqaalad oo kali ah:
  • Hadaba waxaan u sheegayaa maamulka wargeyska Jamhuuriya inuu iska illaaliyo maqaalada qayru masuulka ah ee lagu soo qorayo wargeyskooda.
  • Marxuumku waxyaabaha lagu xasuusan doono waxa ka mid ah, maqaaladiisii cilmiyaysnaa ee naqdiga miisaaniyada iyo qoraaladiisii xaq u dirirka ahaa ee ku caan baxay.