Qeexid

"Deeq Eebbe bixiyo."

Qeexid Xigta

Abaal sheegashada cid wax la siiyay lagu abaalsheegto. ld minno.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga manno oo kali ah:
  • Walaalayaal, aan u gurmanno ubadkeenna, dalkeenna iyo diinteenna.
  • Waxa uu rabaa inuu noolaado annaguna waxaanu doonaynaa inaan dhimanno.