Qeexid

"Faal dhinaca qof faal dhigaya soo xiga."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga manjo oo kali ah:
  • Xaaladdaas oo kale (oo ka dhigan madixii oo manjo isu rogay) marka khalkhal, iyo iska horimad ku yimaaddo uu weheliyo saluugga shicbigu, xukunkaasi dhulkuu afka daraa, in kasta ha qaatee.
  • Gudoomiyaha Baarlamaanka oo sheegay in uu dib udhacay ansixinta xukuumada cusub ee farmanjo.