Qeexid
Taagnaan badan oo manjuhu ku daalaan.
Qeexid Xigta
Manjaha oo tabar darreeya naxdin awgeed. ld majasuux1.
Taagnaan badan oo manjuhu ku daalaan.
Manjaha oo tabar darreeya naxdin awgeed. ld majasuux1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Taagnaan badan darteed manjo ku daalid.
Qeexid Xigta: Naxdin awgeed la tabardarreyn. ld majasuux2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid taagnaan badan ku daahin. ld majaxuusi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld majasuuxid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg manjasuuxi. ld majasuuxin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax taagnaan ku daalay ahaansho (qof).
Qeexid Xigta: Naxdin awgeed wax manajaha ka tabardarreeyo ahaansho (qof). ld majasuuxsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld manjasuux1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: ld manjasuux2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: eeg manjasuuxsan. ld majasuuxsanaan, majasuuxsanaansho, manjasuuxsanaan
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld manjasuuxi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qaabka loogu fariisiyo ilmo saxaroonayo ama kaadshaya iyaga oo labada lugood la dul saarayo. ld majasaar1, mijasaar1, minjasaar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ilmo saxaroonayo ama kaadshayo lugo saarid. ld majasaar2, mijasaar2, minjasaar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld manjasuuxid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld manjasuuxin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld manjasuuxsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld majasaarid, mijasaarid, minjasaarid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld manjasuuxsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Faal dhinaca qof faal dhigaya soo xiga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Taagnaan badan darteed ku daalid. ld majagoror2, mijagoror2, minjagoror2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Daal taagnaan badan ka dhasho.
Qeexid Xigta: ld manjagororid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Isbeddelid (arrin).
Qeexid Xigta: Ilmo sidkoodii dhammaaday madaxa hoos u soo rogasho. ld majarrogo, mijarrogo, minjarrogo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]