Qeexid
Nooc bariiska ka mid ah.
Nooc bariiska ka mid ah.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Qandal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax kala firirsanmeel isugu geyn.
Qeexid Xigta: Ku a.: wax, wax kale eeugu geli karo ku libdhin. ld ururi, uruuri.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Isu d.: arrin ama meel si geesinnimo iyo degdeg leh u gelid.
Qeexid Xigta: U d.: wadaan, weel iwm ceel si degdeg ah ugu ridid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.lg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid biyo hoos ugu riixid. ld makhuuri, mukhuuri, muquuri.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: D. ah: wax nolosha aanay ka maarmin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.lg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld maquuri.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Qof wax uu rabo isaga oo aan sheegin fahmid.
Qeexid Xigta: Arrin laga hadlay dulucdeeda fahmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld maangarasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax gaboobay xannaaneyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]