Qeexid

"Ubax yeelasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga maneyso oo kali ah:
  • Waxaa uu sheegay in Dowladda Britian ay caalamka hormuud ugu tahay sidii loo baajin lahaa qatarta iyo caruurta dhimaneyso, isagoo intaa raaciyay in dowladdiisa ay mar walbo diyaar la tahay wax ka qabashada xaaladda bini'aadanimo ee Soomaaliya.
  • Dhaq dhaqaaqa Milateri ee ka soconaya Kismaayo ayaa u muuqanaya mid Beesha gacanta ku heysa Kismaayo kaga gaashaamaneyso hadii dagaal kaga yimado dhanka Kooxaha qabsaday Kamsuuma iyo Jilib.