Qeexid

"(c.nafl.) Xubin laga helo naasleyda iyo xayawannada kale ee ilmaha dhala, kaas oo uurjiifku ku dhejisan yahay gidaarka ilmagaleenka. ld maldheer."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mandheer oo kali ah:
  • Booliiska Kenya oo diley 2 Soomali ah Labo Soomaali ah ayay booliiska Kenya ku dileen gudaha degmada Mandheera ee Gobolka Waqooyiga Bari ee dalka Kenya, waxaana labadaan qof la sheegay inay kasoo baxeen masjid xilliga la tooganayay.
  • Maamulka gobolka Gedo ayaa arrintasi waxba kama jiraan ku tilmaama eedeymahaasi ay soo jeediyeen saraakiisha ciidamada xaduudaha gaar ahaan dhigooda Magaalada Mandheera.