Qeexid

"(fals.) Baaris iyo aragti falsafadeed, malaha iyo fekerka aasaas u ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mandaq oo kali ah:
  • Boqor Xayle Selaase oo isaguna boobay kursiga boqotooyadii Itoobiya wuxuu dhamaystiray riyadii Menelik II ee uu ku doonayay dhul balaadhsiga iyo dulmiga ummaddaha mandaqada ku dhaqan.
  • Magacani waxa uu tilaamayaa xadaaradaha iyo taariikhda mandaqadan.magacan waxa labixiyaay xiligii ay nimankii juquraafaystayaasha ahaa caalamka u qaybiyeen mandaqado.taasina waxa ay ahayd xili aad u fog.