Qeexid

"(-nan, m.l) Ubax yar oo udgoon oo waqtiga jiilaalka geedaha qaarkood baxshaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga man oo kali ah:
  • Madaxweyne sheikh Shariif oo codsaday in la caawiyo dadka abaaraha ku xoolo belay iyo Taliyal cusub oo manta look ala magacabay Booliiska iyo Meleteriga DKMG.
  • Wafdiga oo sida la xaqiijiyay casumaad ka helay Madaxweynaha dalka Yeman Cali Cabdalla Saalax ayaa ka kooban 11 Xubnood.