Qeexid

"M. ah: wax aan fasax loo qabin sameeyntooda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga mamnuuc oo kali ah:
  • In lagu khasbo ama cadaadiyo qof inuu guursado waa ka mamnuuc Norwey, sharciga Norwey wuxuu arrintaas u arkaa xadgudub khatar ah.
  • Gaafow, wuxuu sheegay in sidoo kale qiimo dhimista loo sameeyay madaama ay DF mamnuucday adeegsiga baasaboorkii hore ee Somaliga, kaasoo si fudud loogu sameyo suuqyada Somalia.