Qeexid

". (-nno/-laayiin, m.dh/- uumaad, m.l) Tiro ka kooban kun meelood oo min kun ah; kun kumaad; “1.000.000”. ld malyan, milyan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

tiraale naxwe,

tiraale / numeral

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga malyuun oo kali ah:
  • Dad 50,000,000 malyuun ka badan ayaa hirdi iyo is-jiidhjiidh iskala daalay kuwaasoo iyagoo wiqiiqda haya kolba dhan isku dhex yaacay.
  • Malyuun iyo malyuun ka badan, maansadaan idhiye.